Yaa lagu badalayaa Ra,iisal Wasaaraha hada iscasilay ee Ethiopia

Posted on by jigjigatimes

Warar hose oo hada soo dhacay ayaa waxa ay sheegayan ninka lagu wado in uu badalo ra,iisal wasaaraha iska casilay Ethiopia in uu noqon doono nin Oromo ah oo aaminsan in madaxweynayaasha Deeganada in loo badalo Governortorial system

Taas oo wadanka u yeeli doonta madaxweyne xoog-badan, ninkan ka soo jeeda Oromadda ayaa aminsan in ay luqada kobaad ee wadanku noqoto luqada Oromadda, maadama ay Oromaddu tahay qoomiyada ugu badan wadanka Ethiopia, fikirkan ayaa horseedi kara khilaaf kale oo horle madama ay aysan qomiyadda Tigreydu ogolaan doonin, madama ay xurguf weyn ka dhexeyso Oromadda iyo Tigreyda.

Hadaba ninkan lagu wado in uu badlo ra,iisal wasaaraha casilay Ethiopia ayaan saxiib la, aheyn Cabdi Maxamud Cumar waxaana loo badinaya in Cabdi Maxamud Cumar laga caydhin doono xilika lana horkeeni seefta la xisaabtanka dhabta ah.

TOP Domains
About the Author

Leave A Response