Ra’iisul wasare kheyre oo Halmilyan ugu deeqay akadeemiyad goboledka

Posted on by jigjigatimes

Ra’iisul wasare kheyre oo Hal Milyan ugu deeqay akadeemiyad goboledka, kaas oo uga dhagay kabid, madama uu saluug ka jiray waxii ay dawaldu u qorsheysay akadeemiyad goboledyadda

Ra’iisul wasare kheyre ayay dad badan ku tiriyaan in u yahay nin dhalinyaro ah oo aad u da

JIGJIGA TIMES RA,IISAL WASAARE KHAYER

JIGJIGA TIMES RA,IISAL WASAARE KHAYER

dal badan jacelna in ay Soomaaliya hurumar waraa ku talaabsato, ilaa intii xilka loo,magacaabay ku dhawaad sanad wax khilaaf ah oo soo kala dhex galay isaga iyo madaxweyne Farmaajo ma jidho hadii ay jiraana Banaanka uma aysan soo bixin taas oo dawaladan ay labada masuul hogaanka u yihin, mid xaga siyaasada dagan oo mid kasta uu shaqadisa gudanaanyo isaga oo aan ka cabsi, qabin xad’guduf uga yimaadda xaga Farmaajo

Hada ka, hor waxaa lagu yaqaan dawaladihii soo,maray Somaliyada cusub in durba la,isku qab-qabsado qorsheynta iyo shaqooyinka kala duwan ee ay kala leyihiin xafiiska Ra’iisul wasaraha iyo kan madaxweynaha, balse waxaa la dhihi kara wali ma aysan la soo gudboonan labaddan masul, wada shaqeyn fiicana waxaa la,dhihi karaa in ay ka dhaxeyso.

TOP Domains
About the Author

Leave A Response