Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlaya heshiiska Berbera,

Posted on by jigjigatimes

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlaya heshiiska Berbera, Wasiir mudane Sacad Cali Shire oo waraysi siyay idaacadda Voice Of America ayaa waxaa Su’aalo laga weydiyay hishiis ku sheega ay dhawaan Dpworld lagashay Maamulka Somaliland iyo Ethiopia, heshiiskan waxa uu abuuray qeylo iyo sawaxan, shacabka somaaliyed ayaa dal iyo dibadba cod dheer ku shiigay in ay DPworld wadanka kala qeybinayaan? halkan ka dhageyso wareysiga oo dhameystiran? Dhageyso

TOP Domains
About the Author

Leave A Response