
DULMI DIID
Gudiga sare ee Dulmi-Diid waxa ay dhamaan tagerayaasheedda dal iyo dibad ku wargalinayaan in u dhici doono shirweyne ay ka soo qeyb gali-donaan dhamaan gudiga sare ee Dulmi diid, shirkan waxa u ka dhici donaa Wadanka Sweden gaar’ahaan magaladda Stockholm, shirkan waxa u dhici donaa taarikhdu marka ay tahay April 7th, 2018, waxana dhamaan lagu war galinaya shacabweynaha Dulmi-Diid ee ku Dhaqan daafaha Caalamka, gaar ahaan Sweden iyo Europe in ay ka soo qeyb galaan shirweynahan si ay u muujiyaan in aysan ka aamusi karin tacadiga loo’geysto shacabkooda ku dhaqan Dawalad Deeganka Soomaalilda Ethiopia.
Shirkan waxaa ka soo qeybgali dona wafti/Wafuud culus oo ka socda Waqooyiga America oo isagu jira gudiga sare ee Dulmi-Diid iyo aqonyahano ka hadli doona shirka dhici doona Sweden gaar’ahaan magaladda Stockholm Insha allah April 7th, 2018,
DULMI DIID, ISKU DUUBNI IYO JACEYL, KA SOO QEYB’GAL WANAAGSAN ADDRESS’KA GOOBTA IYO SAACADA UU SHIRKU KA DHICI DOONO DHAWAAN FILO
ILAAHBA MAHADA ISKA-LEH