GUDDIGA SARE EE DULMI DIID OO SI’WEYN U SOO DHAWEEYAY RAYSALWASAARAHA CUSUB EE ETHIOPIA DR.ABIY AHMED

Posted on by jigjigatimes

Guddiga sare ee Dulmi Diid ayaa waxa ay si buuxda u soo dhaweyeen RaysalWasaaraha Cusub ee Ethiopia Dr.Abiy Ahmed kaas oo cod weyn ku muteystay in uu noqdo Raysal Wasaarihi ugu horeeyay ee Muslim ah ama ka soo kala jeeda labadda qomiyadood ee ugu badan dalka, qoraaladda iyo dhabaaladda ay bulshoweynta DDSI ay isku dhaafsanayaan Gobaha lagu kulmo ee Social media’yaha ayaa waxaad dareemeysa in ay dadku aad iyo aad u soo dhaweynayaan farxadna aan la soo koobi karina hawada isku marinayaan

jigjiga times

jigjiga times

Hadaba Guddiga sare ee Dulmi diid Faraqiisa North America gaar ahaan Mineapolis ayaa durbadiiba waxa ay isku racen in la qabto Shir lagu soo dhaweynayo  Raysal Wasaare Dr.Abi Ahmed, kaas oo dhicidona bisha April 1st 2018, hallka weyn ee Jigjiga Business Center 1516 E Lake St, Minneapolis, MN, 55407, shirkan waxaa lagu casuumayaa dhamaan jaliyadda DDSI iyo Shucubaha kala duwan ee ka soo Jeeda Ethiopia,

TOP Domains
About the Author

Leave A Response